honono'id

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg honono'³.

honono'

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Ka soo hormaridda neef ooman ama dhalay uu ka soo hormaro xooluhuu la socday.
  2. Marka geelu xilligii uu dhali lahaa muddo yar ka hor dhalo; horaadis.
  3. Neef dhalay ama ooman xooluhuu la socday ka soo hormarid.