hoobalad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Haweeney u go'day fanka iyo suugaanta; fannaanad.

fannaanad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Haweeney masrax ka heesta. 2. Haweeney fanka ku xeel dheer.