hoobasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoobo. ld hoobad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoobo

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-btay, -batay)

Macnaha:

  1. 1. Meel taag ah ka daaddegid. 2. Nafley le'asho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoobad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. (-dyo, m.dh) Meel degaandeg ah. 2. ld hoobasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur