hoobeyaa

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Halqabsi lagu billaabo ama loo adeegsado huwaaleyda oo ah heesta carruurta lagu hurdisiiyo.