hoobsiin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoobsii. ld hoobsiis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoobsii

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. Weel buux-dhaafay si uusan u daadan wax qof ka cabsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoobsiis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoobsiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur