hoobso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. 1. Weel buuxdhaafay si uusan u daadan in ka cabid. 2. Wax meel ka daadasho. 3. Miro xaabsasho.