hoodadee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -deysay)

Macnaha:

  1. 1. Qof danihiisa ku jeedin. 2. Qof si qarsoodi ah ugu hiilin.