hoogaansasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoogaanso. ld hoogaansad, hoogaansi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoogaanso

Qaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Madaxa iyo gacmaha hoos u laallaadsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoogaansad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoogaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoogaansi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoogaansasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur