hoolmid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoolan¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoolan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)

Macnaha:

  1. 1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho. 3. Wax dubka laga qaaday noqosho.
  2. 1. Wax la xoqay ahaansho. 2. Timo ama dhogor la xiiray ahaansho. 3. Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur