Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg hoolan². ld hoolnaan-sho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-lmay, -lantay; -lmi)
Macnaha:
1. Wax la xoqay noqosho. 2. Timo ama dhogor wax la xiiray noqosho. 3. Wax dubka laga qaaday noqosho.
1. Wax la xoqay ahaansho. 2. Timo ama dhogor la xiiray ahaansho. 3. Wax dubka laga qaaday ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur