hoombaro
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- Naasley badda ku nool, leh af dheer oo u eg kan shimbiraha, kor ka madow hoosna ka cad, la aaminsanyahay inuu leeyahay garaad fiican oo la tababbari karo. ld hobbabboro.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

