hoomiyostaasis
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (daaw.) Sugidda xaaladaha joogtada ah ee gudaha noolaha, taas oo u oggolaanaysa unugyada inay si wanaagsan u shaqeeyaan, iyaga oo anay saamaynin isbeddel kasta oo ka dhaca degaanka dibadda ee noolaha.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

