hoorin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoori. ld hooris.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoori

Qaabnax: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. (f.g) Hoore shubmaya weel u dhigid. 2. (f.g) Hees iwm cid la jiibin. 3. (f.g) Wax fiirin. 4. (f.mg) Ka h.: hoore weel ku jira ka wada shubid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hooris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hoorin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur