hooseeye ay wadaagaan
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-yayaal ..., m.l/dh)
Macnaha:
- (xis.) Dhufsanaha ay wadaagaan hooseyeyaasha laba ama dhawr jajab, ama tirada haraa la'aan u qaybsanta hooseeye kasta ee jajabka. Hooseeye yaraha ay wadaagaan waa tirada ugu yar ee ah dhufsane ay wadaagaan hooseyeyaasha jajab.

