hoosgelid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hoosgal.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hoosgal

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-alay, -ashay; -geli)

Macnaha:

  1. Cid maganteeda gelid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur