hoosjoog

Qaabnax: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1

Isrogrogga: (-gay, -gtay)

Macnaha:

  1. Cid ku hoos noolaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur