hooyaalayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hooyaalee. ld hoobaalayn.

hooyaalee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Macnaha:

  1. Hooyaale ku luuqayn. ld hoobaalee.

hoobaalayn

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hooyaalayn.