horaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Hal irmaan horaad ka marid, ama ka lisid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur