horatabyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. ld horatibyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

horatibyee

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-yeeyay, -yeysay)

Macnaha:

  1. 1. Wax dedejin si ay u dhammaadaan. 2. Wax taqaantuqin. ld horatabyee, horutibyee, horutubyee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur