hordhac

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-cyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Arar (suugaanta); gogol. 2. Hadal kooban oo qoraal ah, oo ujeedada buugga lagu koobo.

gogol

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-glo, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Wax kasta oo dhul la dhigto si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Shir yar oo dad is-rabaa arrin kaga xaajoodaa.
  2. 1. Wax dhul ku fidsasho si loogu seexdo ama loogu fariisto. 2. Sariir firaashi.