hordiyuulam
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-myo, m.dh)
Macnaha:
- (daaw.) Halaamacood muddo gaaban ee qanjir ku yaal baalka isha salkeeda oo uu keeno baktiiriya. Qanjirku waa adkaanaayaa dhexdiisana malax baa ku jirta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

