hormuudQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-dyo, m.l)Macnaha:1. Qof kulliyad, machad iwm madax u ah. 2. Qof xeerbeegti garwadeen u ah. 3. Madax, hogaamiye.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0