hororid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg horor².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

horor

Qaabnax: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate

Macnaha:

  1. H. ah: qof ama dugaag xoog wax ku qaata.
  2. Xoog wax ku qaadasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur