horseedid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg horseed².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

horseed

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Qof marka la degayo hore loo diro oo meesha la degayo sii asteeya.
  2. 1. Cid wax u horkicid. 2. Cid geeddiga meel la dejiyo u soo arkid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur