hortaagnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hortaagan. ld hortaagnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hortaagan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-gnaa, -gnayd)

Macnaha:

  1. Wax, wax ku hor gudban ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hortaagnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hortaagnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur