horummarsanaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg horummarsan. ld horummarsanaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
horummarsanQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-naa, -nayd)Macnaha:Cid horukac gaartay ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
horummarsanaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld horummar-sanaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00