horusocod

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. (siyaa.) Qofkii haysta fikrad horusocod, oo jecel isbeddel in uu dhaliyo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur