hoyaadi

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Xoolo, dad iwm waqti galab ah hoy u kaxayn.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur