hubsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hubso. ld hubsad, hubsi, hubsiimo, hubsiino.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hubso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax xaqiiq-dooda ogaasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hubsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hubsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hubsi

hubsiimo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. U kuurgelidda wax xaqiiqdooda loo kuur galo. ld hubsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hubsiino