hud-hud

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-do/-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Shimbir yar oo dhoor, dabo dheer iyo midab qurxoon leh. 2. Qof dadka isku dira.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur