huddanaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg huddan³. ld hudda-naansho.

huddan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Socod tabar darro ku jirto.
  2. Socod tabar yar socosho; luudid.
  3. Wax la huday ahaansho.