hudid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hud².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hud

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-do, m.l)

Macnaha:

  1. Xiidmo soo gala meel caloosha ka mid ah oo xuubkii ku dahaarnaa dillaacay.
  2. Dhar dillaacsan tolid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur