hufan
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-fmay, -fantay, -fmi)
Macnaha:
- 1. Wax la sifeeyey ama boor laga qaaday noqosho. 2. Wax la kala saaray noqosho.
- 1. Wax la sifeeyey ama boorka laga qaaday ahaansho. 2. Wax la kala saaray ahaansho. 3. Qof aan ceeb lahayn ahaansho.

