hugso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. ld hugo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hugo

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

Macnaha:

  1. Maro, buste iwm dusha iska saarid ld hugso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur