hulidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg hul².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hulQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-lal, m.l)Macnaha:God yar oo ciriiri ah.Meel qodid ama daloolin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0