hullaab

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qaabka marada qaarka sare looga huwado. 2. Marada qaarka sare laga qaato inteeda madaxa lagu dedo. 3. ld hullaabid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hullaabid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hullow. ld hillaab, hillaabid, hillaab¹ (3).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur