hullaaboQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:Maro qaarka sare ku dedasho. ld hillaabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hillaaboQaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:ld hullaabo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0