huluuqnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg huluuqan. ld huluuqnaansho.

huluuqan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

Macnaha:

  1. Dhar si debacsan oo kala fog-fog loo tolay ahaansho.

huluuqnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld huluuqnaan.