hunqaacQaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1Isrogrogga: (-cay, -cday)Macnaha:Mantagid.Lamidka: MantagidSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
mantagidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg mantag². ld matagid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0