hurdid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hurud.

hurud

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-rday, -rudday; -rdi)

Macnaha:

  1. Hurdo dhex gelid.