hurdoyari

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. (daaw.) Hurdo imaasho la'aan ama seexasho la'aan muddo caadi ah, taas oo keenta daal joogto ah.