hurguf

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Jafidda habaas, biyo iwm wax laga jafo. ld hurgufid.
  2. Habaas, biyo iwm wax ka daadin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hurgufid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hurguf². ld hurguf¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur