hurgumeysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg hurgumeysan. ld hurgumeysnaansho, hurgunsanaan, hurgunsanaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hurgumeysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Wax hurgumo ku jirto ahaansho. ld hurgunsan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hurgumeysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld hurgumeys-naan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hurgunsanaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld hurgumaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

hurgunsanaansho