hurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg huri. ld huris¹.

huri

Qaabnax: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. 1. Dab shididdiisa bilaabid. 2. Dab ololin.

huris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld hurin.
  2. ld hurid.