huriye

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-yayaal, m.l/dh)

Macnaha:

  1. 1. (dii.) Qof kaniisad ka heesa. 2. (riw.) Qof ka mid ah koox heesta.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur