hurmadowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro. 2. Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.