hurnaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg huran. ld hurnaansho, hurranaan, hurranaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
huranQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-rnaa, -rnayd)Macnaha:Wax lagu khasbanyahay ahaansho. ld hurran.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hurnaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld hurnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hurranaanQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld hurnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
hurranaanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld hurnaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00