huruudQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Sacfaraan. 2. Budo hurdi ah oo haweenku wejiga, gacmaha iyo lugaha ku qurxistaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
sacfaraanQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Budo hurdi ah oo wax lagu midabeeyo, waxna lagu daweeyo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0