huur-u-eegid
Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun
Macnaha:
- (fiis.) Saamiga u dhexeeya xaddiga dhabta ah ee uumibiyooodka ku jira mug lagu siiyay ee hawada ah iyo xaddiga ku jiri lahaa iyadoo heerkulku isku midyahay, badanaa waxaa lagu tibaaxaa boqolley.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

