huwis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. (-syo, m.dh) Go'weyn oo tol leh oo la siiyo ugaasyada. 2. ld huwin. huwisii lg2 (-iiyay, -iisay) ld huwi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

huwin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg huwi. ld huwis, huwisiin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

huwi

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid wax ku daboolid. ld huwisii.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur